CAYAARAHA
Dayuurad Ciyaartoy sidey ayaa danab qabsaday iyadoo ku degeysa Geneva March 20, 2013 Dayuuradii u siday xulka qaranka Italy magaalada Geneva oo ay berri ciyaar saaxiibtinimo kula ciyaarayaan Brazil ayaa waxaa ku dhacday biriq.
Wararka soo bax
Liverpool Oo Xoogga Saareysa Sidii Ay U Heli Lahaayeen Saxiixa Xiddiga Valencia Ee Sofiane Feghouli March 11, 2013 Ilo wareedyo ayaa sheegaya in tababaraha Liverpool Brendan Rodgers uu doonayo in uu la soo hishiiyo laacibka dhanka garabka midig kubadda uga qaabeeya kooxda Va
Ciyaar Xiisa badan ayaa ku soo dhamaatay magaaladda Kismaanyo March 9, 2013
Waxaa shalay gelinkii danbe garoonka caalamiga ah ee waamo Stadium ee magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay kooxaha
Inter oo la ganaaxay Maxaa sababay February 26, 2013 Guddiga anshaxa ee xiriirka kubbadda cagta Talyaaniga ayaa kooxda Inter Milan ku ganaaxay 50 kun oo Euro kaddib markii taageerayaashooda ay wax u eg aflagaado
Ciyaaryahan Caan ah ayaa shan illig leqay oo laga tuuray see wax u dheceen February 26, 2013 Difaaca Vaslui, Zhivko Milanov ayaa waayay 5 ka mid ah illkihiisa kadib markii uu afka ka haraatiyay (ka laaday) xiddiga CFR Cluj, Cadu intii ay socotay ciyaa
FIFA oo sheegtay lacagta ay bixineyso (Maxay Tahay) February 16, 2013 FIFA ayaa shaaca ka qaaday in ay abaalmarin ahaan u bixin doonto aduun lacageed oo dhan $4.1 million taasoo ay siin doonto kooxda ku guuleysta koobka xulalka qa
Heegan oo ku guuleysatay horyaalka kubbadda gacanta February 16, 2013 Kooxda wiilasha kubbadda gacanta ee Heegan ayaa ku guuleysatay horyaalkii 13-aad ee kubbadda gacanta Soomaaliya, markii ay shalay 18-16 uga adkaatay kooxda wiil
Man United Oo Old Trafford Ku Dubatay Everton Islamarkaana 12 Dhibcood Ku Qabatay Hogaanka Horyaalka. February 10, 2013 Manchester United ayaa ka faa’ideysatay guuldaradii shalay ee Man City islamarkaana maanta si sahlan 2-0 ugu dubatay kooxda Everton oo marti ugu aheyd Old Tra
Ciyaartoyga Kubadda Kolayga ee Faysal Jama Adan ayaa jabiyey recoodhkii dhibcaha ee FIBA February 3, 2013
Uruka kubadda kulayga ee adduunka (FIBA) ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegeen in Ciyaarhanka Soomaaliyeed Faisal Jama Adan uu jabiyey recorkii dhibcaha
Soomaaliya oo ka hartay tartanka Zone 5 January 25, 2013 Xulka qaranka kubbadda Koleyga ee wiilasha Soomaaliya ee ka qeybgalayay tartanka dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa laga badiyay ciyaar semi-final ahayd o
Xulka K/Kolayga Soomaaliya oo 96—80 uga badiyay Xulka Burundi January 23, 2013 Ciyaar aad u xiiso badneyd oo ay Xulalka Kubadda Kolayga Soomaaliya iyo Burundi isaga horyimaadeen ayaa gunaanadkeedii waxay natiijadu noqotay 96—80 dhibcood,
Fanaanadda reer Lubnaan Shakira Oo Canugeeda U Horeeyay U Dhashay Ciyaaryahan Gerard Pique January 23, 2013 Fanaanada caanka ah ee Shakira ayaa shalay oo Talaado aheyd canugeeda u horeysay ku umushay magaalada Barcelona, sida ay ku shaacisay barteeda Internet-ka.
S
Wiilasha kubbadda kolayga Soomaaliya oo ka adkaaday Kenya Dhegesyo oo daawo Sawiro January 22, 2013
Xulka wiilasha kubbadda Kolayga Soomaaliya oo ka qaybgalaya isreeb-reebka koobka qaramada Afrika ee ayaa galabta ka badiyay xulka Kenya.
Isreeb-reebkan o
Tababare Cabdi Xakh oo kaalinta 2aad kooxda uu tababaraa ka galay horyaalka Australia January 19, 2013
Tababaraha Soomaaliyeed ee leyliya kooxda Jaguar Fc ee ka ciyaarta horyaalka heerka 1-aad ee West Australia league Cabdi Xakh Maxamed Axmed ayaa ku guuley
Cesc Fabregas Oo Tilmaamay Awooda Ciyaareed Ee Kooxdiisa Barcelona January 10, 2013 Xidigii hore ee kooxda Arsenal Cesc Fabregas oo xiligan khadka dhexe uga ciyaara kooxda xidigaha badan ee Barceolona ayaa kalsooni ku qaba in Barcelona in ay gu
Ciyaartoy Gacanta ula tegey tababarihiisii January 5, 2013
Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini & ciyaaryahankiisa dabeecada ka aradan Mario Balotelli ayaa dagaal gacmaha la isula tagey wuxuu ku dhexm
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka qarxay Berbera Oo U dhaxeeya Habar Awal Iyo Habarjeclo December 22, 2012 Wararka dheeriga ah ee afbakayle.com Kasoo gaadhaya Banaanbixii Iyo Beegsigii ka dhanka ahaa Beesha Bariga Burco ee doonaysay Inay Gabi ahaanba la wareegto Maam
Aboorka (Termite) waxaa lagu sahamin karaa Dahabka dhulka Hoostiisa ku jira. Warbixin Layaableh December 22, 2012 Aboorka ayaa noqday cayayaan laga helo faa`iido aad u badan ka dib markii darasad la sameeyey la ogaadey inuu ka horeeyo qalabka lagu sahamiyo dahabka, oo isaga
WARARKII
Buuhoodle oo si aan horey loo arag looga xusay maalinta Nadaafadda ee 18 May VIDEO May 18, 2013
Magaaladda Nairobi ayaa maalinata nadaafadda ee 18 May laga xusay VIDEO May 18, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Fariimo u kala diray maamulka Somaliland iyo Jubbaland May 18, 2013
Wafti ka socdey urur-goboleedka IGAD oo gaarey Kismaayo lana kulmay Axmed MadoobederMay 18, 2013
Ololhii nadaafadda degmadda TaleexVIDEO May 18, 2013
Munaasibaddo Is qilaafsan ayaa ka dhacay digaano ka mid ah gobolka Sool DaawoMay 18, 2013
Tartan aqooneed Jaamacadda Nugaal kuliyadeheeda Loo qabtay VIDEO May 17, 2013
Maamulka magaalada Gaalkacyo oo qalabka xafiisyada loogu deeqayMay 17, 2013
Maamulka Shabeelaha Dhexe oo ka shiray amni darada ka jirta gobolka »May 17, 2013
Guddiga Loo diray Kismaayo oo kulamo la leh siyaasiyiinta JubbooyinkaMay 17, 2013
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden oo Ka digay Mooshinka ka dhanka ah Ra’isal WasaarahaMay 17, 2013
Maxkamad Ku Taalo Mareykanka Oo Xukun Ku Riday Haween Somaaliyeed.May 17, 2013
Maamulka Khaatumo oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Khaatumo iyo AbaanduulayaalMay 17, 2013
Xasan Daahir Awees ayaa weeraray masuuliyiinta ShabaabVIDEO May 17, 2013
Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqihiisa safiirnimo ka gudoomay safaairka cusub ee dalka Koonfur Kuuriya (sawirro)May 16, 2013
Dowlada Federaalka oo waxba kama jiraan ku tilmaantay madaxweynayaasha looga dhawaaqay KismaayoMay 16, 2013
Siyaasiyiin iyo Xildhibaanno ka soo Jeeda Jubbooyinka oo ka soo hor jeestay Axmed MadoobeMay 16, 2013
Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxaa Naga Go’an in aan dib u dhis Ku Sameyno Ciidanka qalabka sidaMay 16, 2013
Puntland oo u hambalyeysay Axmed MadoobeMay 16, 2013
Hawlo badan ayaan ka qabaynaa gobolka waayo waxaan ognahay inuu ka hadhay deeqaha Caalamiga “Agaasimaha Gargaarka degdega ah ee CARE”May 16, 2013