Wednesday, May 27th, 2015
telesom-web-banner2

Puntland oo sheegtay in ay qabsatay Buuraga Gal-Gala.

Published on October 1, 2014 by   ·   No Comments

Ciidamada Difaaca Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ay la wareegeen Buuraleyda Gal gal ee gobalka Bari halkaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidamo katirsanaa Kooxda Alshabaab.

Howshan ah in ciidanka Maamulka Puntland ay qabsadeen Buuraleyda Galgala ayaa waxay ka dambeysay ka dib dagaal xoogan oo ay halkaasi kula galleen ciidankii Kooxda Alshabaab.

Saraakiisha hogaaminaysa ciidanka Maamulka Puntland ee ku sugan Buuraha Golis ee gobalka Bari ayaan weli wax war ah ka soo bixin taasi oo cadeyn u noqon karta la wareeginta degaanka iyo haddii uu jiro qasaaro ka dhashay xargufta dhex martay shabaab iyo Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa goordhow Madaxdooyada Magaalada Garowe ku qaban doono shir jaraa’id uu ku faah fahin dono la wareegida Buuraha gal-Gala.

Sanadkii 2010 ayaa ciidanka dowladda Puntland waxay mar qura ka saareen buuraha Galgala kooxda Alshabaab, inkastoo markii dambe ay si tartiib tartiib ah isugu aruursadeen buuraha.

Buuraha Galgala ayaa ahaa goobta ay Alshabaab kasoo maleegi jireen shirqoolada ka dhan ah dowladda Puntland iyo shacabkeeda.

Readers Comments (0)



wararkii hore

Bvq_pDnCYAEvRyP

Guuldaradii Xalay Soo Gaartay Real Madrid oo dhawr arimood lagu sababeeyaya.

August 23, 2014
Kooxda Atletico Madrid ayaa 1-0 ku qaarijisay Real Madrid kulankii lugta labaad ee Super Cup-ka Spain waxayna ka ...
Podolski

Wenger Oo Doonaya Inuu Iska Iibiyo Lukas Podolski.

August 23, 2014
Tababaraha kooxda Arsenal ayaa doonaya inuu iska iibiyo 29 jirka weerar ka uga ciyaara kooxdiisa ee Lukas Podolski. Wariyaha ...
dd

Suurad qur’aanka ku jirta oo daawo u ah ilawshiyaha (hilmaamka) cajiib

August 20, 2014
[gallery ids="3889"]Ma rumaysan kartaa inay jirto suurad quraanka ku jirta oo hadii aad akhrisado kaa daweynaysa ilawshiyaha (hilmaanka)? Cajiib!! Hilmaamka ...
Adrien-Rabiot

Arsenal Oo Ku Dhaw Inay Soo Gabagabayso Saxiixa Adrien Rabiot.

August 20, 2014
Kooxda Arsenal ee dalka ingiriiska ayaa ku dhaw inay soo gabagabayso saxiixa da,yarka qadka dhexe uga ciyaara PSG ...
kaan

Chelsea Oo Guul Raaxoleh Ku Bilaabatay Horyaalka Ingiriiska

August 19, 2014
Jose Mourinho iyo kooxdiisa Chelsea ayaa horyaalka ingiriiska ku bilabatay guul ay u qalantay kadib ciyaar ay iskaga ...
Arsenal2

Falanqaynta Kulanka Isreeb Reebka Champions League Ee Besiktas v Arsenal.

August 19, 2014
Kooxda Besiktas oo dhawaantaan lawareegtay laacibiin uu ka mid yahay weerar yahankii Chelsea iyo Newcastle Demba Ba ayaa ...

Archives