Shirkii Jubooyinka ayaa dib u dhac ku yimi maxaa Sababay iyo eeda cida leh “Dhegeyso”
February 22, 2013 - Written by Seynab Warsame - Edited bySeynab Warsame
Waxaa markale dib u dhac ku yimi Shirka maamul u samaynta goboladda Jubooyinka taas oo la sheegay in waqtigan masuuliyiin ka soo jawaabi waayey ka soo qayb galkii shirkaasi aanay ka soo jawaabin.