Wednesday, September 3rd, 2014

waraysiyada

More waraysiyada News

Cali khaliif

Madaxawaynaha Maamulka Khaatumo oo waraysi dhincayo badan taabanya ka bixiyay arimo ay ka mid yihiin wasiirada uu soo magacaabayo,Soomaliland,Puntland iyo dhinacyo badan(qaybtii 2aad)

waraysiga qaybtiisii labaad halkan ka daawo
Cali khaliif

Madaxawaynaha Maamulka Khaatumo oo waraysi dhincayo badan taabanya ka bixiyay arimo ay ka mid yihiin wasiirada uu soo magacaabayo,Soomaliland,Puntland iyo dhinacyo badan (qaybtii 1aad)

waraysigii qaybtiisii koobaad halkan ka daawo.  
Bvq_pDnCYAEvRyP

Guuldaradii Xalay Soo Gaartay Real Madrid oo dhawr arimood lagu sababeeyaya.

Kooxda Atletico Madrid ayaa 1-0 ku qaarijisay Real Madrid kulankii lugta labaad ee Super Cup-ka Spain waxayna ka qaadeen koobka kadib ...
Podolski

Wenger Oo Doonaya Inuu Iska Iibiyo Lukas Podolski.

Tababaraha kooxda Arsenal ayaa doonaya inuu iska iibiyo 29 jirka weerar ka uga ciyaara kooxdiisa ee Lukas Podolski. Wariyaha shabakada Goal ee ...
77056182_barcanewsigningsgetty

FIFA oo diiday racfaankii ay qaadatay kooxda Barcelona.

Barcelona ayaan awoodi doonin inay ciyaaryahano lasoo saxiixato ilaa bisha January 2016ka marka uu xirmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee haatan, ...
Adrien-Rabiot

Arsenal Oo Ku Dhaw Inay Soo Gabagabayso Saxiixa Adrien Rabiot.

Kooxda Arsenal ee dalka ingiriiska ayaa ku dhaw inay soo gabagabayso saxiixa da,yarka qadka dhexe uga ciyaara PSG ee Adrien Rabiot. TalkSport ...
kaan

Chelsea Oo Guul Raaxoleh Ku Bilaabatay Horyaalka Ingiriiska

Jose Mourinho iyo kooxdiisa Chelsea ayaa horyaalka ingiriiska ku bilabatay guul ay u qalantay kadib ciyaar ay iskaga horyimaadeen kooxda heerka ...
Arsenal2

Falanqaynta Kulanka Isreeb Reebka Champions League Ee Besiktas v Arsenal.

Kooxda Besiktas oo dhawaantaan lawareegtay laacibiin uu ka mid yahay weerar yahankii Chelsea iyo Newcastle Demba Ba ayaa marti qaadi doonta ...
Marcos-Rojo-Sporting-Lisbon

Marcos Rojo Oo Sheegay Inuu Dhamaystiray Wareegista Man United

Difaaca kooxda Sporting Lisbon iyo xulka qaranka Argentina eeMarcos Rojo ayaa Sheegay inuu dhamaystiray Wareegista Man United, isagoo ku tilmaamay inay tahay ...

 More »

wararkii hore

diyaarad

Gudoomiyaha Sh Hoose oo ka hadlay Duqayntii Maraykanka.

September 2, 2014
Wararka ka imaanaya Gobolka Sh Hoose ayaa waxaa ay ku soo waramayaan in habeenkii Xalay ahaa Duqeyn Diyaaradeed ...
xasan sheekh maxamuud

Madaxwaynaha Soomaaliya oo maanta la fialyo inuu ka qayb galo shir looga hadlayo argagaxisada.

September 2, 2014
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo tallaado ah Dalka Kenya waxa uu uga qeybgalayaa shir looga ...
diyaarad

Diyaaradaha Maraykanka aan duuliyaha lahay oo la sheegay inay duqayn ka gaysteen Shabeellada hoose.

September 2, 2014
 Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee dalka Mareykanka ayaa xalay weeraro duqeyn ah ku qaaday deegaano ka tirsan gobolka ...
wa

Golaha wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Xeerka Saxaafadda Dalka.

September 1, 2014
Shir aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen golaha wasiirrada xukuumadda Somalia ayay ku ansxiyeen xeerka saxaafadda ...
xasan sheekh

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Sheegay inaysan joojinayn dagaalada Ka dhankaa Al-Shabaab.

September 1, 2014
Madaweynaha dowladda Soomaaliya,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad u sheegay inay jogto noqon doonan dagaallada lala galayo ...
kismay

Wafdi ka socda dalka Turkiga oo gaadhay Kismaayo iyo Madaxwayne ku xigeenka Jubba( sawiro)

September 1, 2014
 Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa maanta gaaray wafdi uu horkacayo madaxweyne ku-xigeenka labaad ee maamulka ...

ciyaaraha

di-maria1

Liiska Saxiixyadii Xagaaga Ugu Qaalisanaa Horyaalka Premier League.

September 2, 2014
Iyadoo Suuqa kala iibsiga xagaaga ee uu soo xirmay ayaan waxaan dib u eegeynaa heshiisyadii ugu qaalisanaa ee ...
Valdes

Liverpool Oo Ku Dhow Saxiixa Valdes Ka Dib Markii Uu Suuqa Kala Iibsiga Xirmay.

September 2, 2014
Dadaalkii Brendan Rodgers ee maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga waxaa daboolay heshiisyadii Manchester United iyo Arsenal, ...
FBL-ESP-LIGA-VILLARREAL-BARCELONA

Lionel Messi oo dhaawac kasoo gaaray kulankii xalay ay kooxda Barcelona ka badisay Villarreal

September 1, 2014
Lionel Messi ayaa laga yaabaa inuu muddo dhaawac garoomada uga maqnaado ka dib markii uu sinta ka dhaawacmay ...

Xiddiga Manchester United Danny Welbeck oo tijaabada caafimaadka u maraya Arsenal

September 1, 2014
Weeraryahanka Manchester United Danny Welbeck ayaa lagu soo waramayaa inuu tijaabada caafimaadka u maro Arsenal ka hor inta ...
Leicester-Vs-Arsenal2

Hordhaca Kulanka Leicester City Vs Arsenal

August 31, 2014
Kulanka: Leicester City Vs Arsenal Garoonka: King Power Stadium Waqtiga: 16:00 GMT ama 6:00 PM Saacada Geeska AFrika Garsooraha: A.Taylor Kooxda Arsenal ayaa u safridoonta kooxda ...
Loic_Remy

Kooxda Arsenal Oo Chelsea Ka Afduubaysa Loic Remy

August 31, 2014
Kooxda Arsenal ayaa doonaysa inay Loic Remy ka dulqaado kooxda Chelsea. Sidii aan shalay idiin soo gudbinay tababaraha ...
Ever-v-Chel

Everton v Chelsea oo caawa ciyaar xiiso badan ay dhex mari doonto.

August 30, 2014
Kooxda Everton ayaa isbuucii labaad oo isku xiga ku martiqaadi doonta Goodison Park mid ka mid ah kooxaha ...
BwR7WmSCAAA-J1Z

Line Up-ka Rasmiga Ah Ee Burnley FC v Man United.

August 30, 2014
Burnley ayaa marti qaadi doonta kooxda Man United oo raadinaysa guushoodii ugu horeeyay ee xili ciyaareed kan. Tababare Van ...
Daniel-Agger

Rasmi: Daniel Agger Oo Ku Biiray Kooxdiisii Hore Ee Brondby FC.

August 30, 2014
Kooxda Liverpool ee dalka ingiriiska ayaa wax yar ka hor ku dhawaaqday inay ka iibisay daafacooda Daniel Agger ...
Adrien-Rabiot-PSG

Roma Oo Kaga Adkaatay Arsenal Saxiixa Adrien Rabiot.

August 29, 2014
Kooxda AS Roma ayaa kaga adkaatay kooxda Arsenal saxiixa da,yarka qadka dhexe uga ciyaara kooxda PSG ee Adrien ...
BwM5pw9CEAEfsnI

Wakiilka Shinji Kagawa Oo Soo Gaaray Dortmund.

August 29, 2014
Wakiilka laacibka ree Japan ee Shinji Kagawa ayaa soo gaaray Dortmund si uu u dadajiyo ku biiristiisa kooxdiisii ...
Rodgers

Muxuu Brendan Rodgers Ka Yidhi Guul Dardii Kooxdiisa Liverpool Ka Soo Gaadhay Man City?

August 26, 2014
Tababaraha kooxda Liverpool Rodgers ayaa ka hadlay guul daradii 3:1 ahayd ee kooxdiis Reds ka soo gaadhay kooxda ...
Di-Maria3

Man United Oo Maanta Lafilaayo Inay Ku Dhawaaqdo Saxiixa Di Maria

August 26, 2014
Kooxda Man United ayaa la filayaa inay  maanta ku dhawaaqi doonto  saxiixa Di Maria. Real Madrid iyo Man ...
manolas (1)

Roma Oo Arsenal Ka Dulqaadaysa Saxiixa Kostas Manolas.

August 26, 2014
Kooxda Roma ayaa u dhaw inay Arsenal ka dulqaado Saxiixa  difaaca kooxda Olympiakos ee Kostas Manolas. Roma ayaa ...
image9-533x300

Louis van Gaal: Hal dhibic Inaan Ka Helno Labo Kulan Ma Ahan Wax La Aqbali Karo.

August 25, 2014
Tababaraha Manchester United  Louis van Gaal ayaa qirtay ka dib markii kooxdiisa ah barbaro kala kulantay Sunderland, inaysan ...
Real-Madrid-Cordoba

Hordhaca Kulanka Real Madrid Vs Cordoba, Ancelotti Oo Doonaya Inuu Iska Maydho Guuldaradii Supercopa de Espana

August 25, 2014
Kulanka: Real Madrdi vs Cordoba Garoonka: Santiago Bernabeu, Madrid Waqtiga:   19:00 GMT (9:00 PM) Garsooraha: Jesus Gil Kooxda Real Madrid ayaa horyaalka La Ligaha Spain ...
cambiasso-celeb490ai_3

Leicester City Oo Ku Dhaw Inay La Soo Wareegto Cambiasso.

August 24, 2014
Kooxda Leicester City ayaa la sheegayaa inay ku dhaw dahay soo gabagabaynta saxiixa 34 jirka kooxda Inter Milan ...
Bvq1kQDCEAEnstg

Man United Iyo Real Madrid Oo Ka Heshiiyay Iibka Di Maria.

August 24, 2014
Wargayska Marca ee ka soo baxa Madrid ayaa daqiiqado yar ka hor shaaciyay in kooxaha Real Madrid iyo ...
Mata

Man United Iyo Sunderland Oo Bar Baro Ku Kala Baxay.

August 24, 2014
  Kooxda Sunderland ayaa ka hor istaagtay Man United inay guul gaarto kulankii ugu horeeyay ee xili ciyaareed kan ...
Bvq_pDnCYAEvRyP

Guuldaradii Xalay Soo Gaartay Real Madrid oo dhawr arimood lagu sababeeyaya.

August 23, 2014
Kooxda Atletico Madrid ayaa 1-0 ku qaarijisay Real Madrid kulankii lugta labaad ee Super Cup-ka Spain waxayna ka ...